Dhallinyarada Reer Hargeisa waxa loogu bushaaraynayaa inay ka soo qayb galaan tartanka orodka 10-ka KM ee hargeisa kaasi oo lagu dhiirri gelinayo dhammaan dhallinyarada reer somaliland, kaasi oo kasoo bilaabi doona Xarunta Hiddo Dhawr ilaa Khayriyada dhicina doona maalinta jimcaha ee inagu soo aaddan taariikhduna ku beegan tahay 10.May.2024