
Agaasimaha Guud Ee WDH&Ciyaaraha Cabdirashiid Caydiid Yaasiin ayaa furay.......
Wasaaradda Dhalinyaradda Iyo Ciyaaraha JSL Oo Kaashanaysa Xidhiidhka Kubbada Kolleyga Somaliland waxa maanta oo ay taariikhdu tahay 20/03/2022 ay si rasmi ah u fureen Tartanka dhiiri-galinta hablaha Kubbada kolleyga heerka 1aad ee Caasimada Hargeisa.Furitaankan Ayaa Waxaa Kasoo Qeyb-Galay Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Dhalinyaradda Iyo Ciyaaraha JSL Cabdirashiid Caydiid Yaasiin, Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubadda Koleyga, Agaasimaha Waaxda Ciyaaaraha Ee WDH&Ciyaaraha, Masuuliyiinta Hay'adda UNFPA Iyo Marti Sharaf Kala Duwan.
Tartankan oo ay ku Tartamayaan 6 kooxood oo ah hablaha kubbada kolleyga ee naadiyada heerka 1aad ee Hargeisa Ayaa Waxaa Uu Ka furmay Garoonka kubbada kolleyga ee hablaha ee SOCSA.

Agaasimaha guud ee Wasaaaradda Dhallinyarada Iyo Ciyaaraha JSL Md, Cabdilahi Maxamed Maxamed (Jiidhe) ayaa saaka gudoomiyay shir muhiim ah oo lagaga hadlayey horumarinta iyo fulinta mashruuca uu....
Agaasimaha Guud Wasaaradda Dhallinyarada Iyo Ciyaaraha JSL Md, Cabdillaahi Maxamed Maxamuud (Jiidhe)Ayaa saaka Xilalkii u kala wareejiyey Agaasimihii hore ee Waaxda Maamulka Iyo Lacagta Ee WDH&C...
Wafti Wasiirro ah oo uu ka mid yahay Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha JSL Ahmed-yasiin Mohamed Farah oo Safar shaqo ku jooga gobolka Salel ayaa maanta Xarunta Maamulka gobolka......
Wasaaradda Dhallinyarada Iyo Ciyaaraha JSL oo kulan la qaadatay Daneeyayaasha Dhismaha Garoonka Xawaadle. Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha JSL ayaa maanta kulan muhiim ah la qaadatay daneeya....
Tartanka Xidhiidhka Baaskiiladaha 9-ka Degmo ee Caasimadda Hargeysa-Somaliland ee 21KM
WAR GELIN HARGEISA INTERNATIONAL HALF MARATHON