
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdilaahi Maxamed Maxamuud (Jiidhe) ayaa maanta kulan muhiim ah Xafiiskiisa kula yeeshay Madaxa Hay’adda Plan....
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdilaahi Maxamed Maxamuud (Jiidhe) ayaa maanta kulan muhiim ah Xafiiskiisa kula yeeshay Madaxa Hay’adda Plan International ee Somaliland, Marwo Sadia Aalin iyo Omer MiiganeUjeedada kulanka:
Kulankan wuxuu xoojinayaa iskaashiga Wasaaradda iyo Plan International si loo abuuro fursado badan oo dhallinyarada loogu horumarinayo
Caafimaadka maskaxda iyo jirka
Ka qaybgalka arrimaha ganacsiga
Horumarinta ciyaaraha hablaha iyadoo la waafajiyo dhaqankeena iyo diinteena Suuban
