
Agaasimaha Guud Wasaaradda Dhallinyarada Iyo Ciyaaraha JSL Md, Cabdillaahi Maxamed Maxamuud (Jiidhe)Ayaa saaka Xilalkii u kala wareejiyey Agaasimihii hore ee Waaxda Maamulka Iyo Lacagta Ee WDH&C...
Agaasimaha Guud Wasaaradda Dhallinyarada Iyo Ciyaaraha JSL Md, Cabdillaahi Maxamed Maxamuud (Jiidhe)Ayaa saaka Xilalkii u kala wareejiyey Agaasimihii hore ee Waaxda Maamulka Iyo Lacagta Ee WDH&C, Marwo : Asma Jamac Kaahin ,iyo Agaasimaha Cusub ee Waaxda Maamulka Iyo Lacagta Ee WDH&C.
Mudane: Khadar Xaaji Yuusuf Xasan.
Alla Mahadleh.