Ag/Waaxda Ciyaaraha JSL Cabdi-Rashiid Caydiid Yaasiin ayaa amray in la joojiyo magacyada ajaanibka ah ee ciyaartooyadu la baxayaan.

Ag/Waaxda Ciyaaraha JSL Cabdi-Rashiid Caydiid Yaasiin ayaa ku amray xidhiidhka Kubadda Cagta JSL inay joojiyaan Diwaan-Gelinta magacyada ajaanibka ah ee ay samaysanayaan ciyaartoyda Reer Somaliland.