Ag/Waaxda Ciyaaraha JSL Cabdi-Rashiid Caydiid Yaasiin ayaa soo saaray....

Ag/Waaxda Ciyaaraha Ee WDH&Ciyaaraha JSL Cabdi-Rashiid Caydiid Yaasiin ayaa soo saaray Kooxaha rasmiga ah ee kamid noqonaaya Kooxaha Heerka Koowaad Ee Gobolka Sool.

Kooxahan ayaa kasoo dhex baxay tartan lagu kala saaraayey naadiyada sida rasmiga ah uga mid noqon doona kooxaha heerka koowaad ee Gobolka Sool.