Ag/Waaxda Ciyaaraha JSL Cabdi-Rashiid Caydiid Yaasiin ayaa tababar ufuray.........

Ag/Waaxda Ciyaaraha Ee WDH&Ciyaaraha JSL Cabdi-Rashiid Caydiid Yaasiin ayaa maanta tababar ufuray garsoorka kala duwan Ee Kubadda Cagta JSL.

tababarkan ayaa socon doona muddo 2cisho ah kaasi oo wax weyn ka tari doona horyaalka kubadda Cagta oo dhawaan ka bilaabmi doona Somaliland.