Kooxda Kubadda Cagta Ee Dhagoolayaasha ayaa maanta Safar ugu Baxay Wadanka Kenya oo...

Kooxda Kubadda Cagta Ee Dhagoolayaasha ayaa maanta Safar ugu Baxay Wadanka Kenya oo ay kaga Qeyb Geli Doonaan Tartan ay isku arki doonaan 22-Wadan.