
Kulanka Ag/Guud Ee WDH&Ciyaaraha Iyo Badhasaabka Gobolka Sool.
Ag/Guud Ee Wasaaradda Dhalinyaradda Iyo Ciyaaraha JSL Cabdi-rashiid Caydiid Yaasiin Ayaa Maanta Kulan La Yeeshay Badhasaabka Gobolka Sool Cabdi-Kariim Aadan X.Diiriye.----------------------------------------------------------------------------
Kulankan Ayaa Sidoo Kale Waxaa Agaasimaha Guud Ku Wehelinaayey Isuduwaha WDH&Ciyaaraha Ee Gobolka Sool Maxamuud Aadan Askar.Waxaana Uu Kulankani Ku Saabsanaa Sidii Loo Dardar-Gelin Lahaa,Loona Sii Horumarin Lahaa Hanaanka Ciyaareed Ee Gobolka Sool.
