CASHO SHARAF LOO SAMEEEYAY KOOXDA NAAFADA KA AH MAQALKA.

Kooxda naafada ka maqalka oo ahayd kooxdii u guulaysatay koobkii loo qabtay naadiyada naafada ka ah maqaalka ayaa waxay ahayd mid ku guulaystay koobkaasi ayaa casho sharaf loogu sameeyay hotel Grand Hadi ee magaalada hargeysa.