
Wafti Wasiirro ah oo uu ka mid yahay Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha JSL Ahmed-yasiin Mohamed Farah oo Safar shaqo ku jooga gobolka Salel ayaa maanta Xarunta Maamulka gobolka......
Wafti Wasiiro Oo Uu ka mid yahay Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha JSL Ahmed-yasiin Mohamed Farah Oo Safar shaqo ku jooga gobolka Salel ayaa maanta Xarunta Maamulka gobolka Shir kula yeeshay Maamulka heer gobol iyo heer degmo ee gobolka Salel iyo sidoo kale Isuduwayaasha iyo Masuuliyiinta kala duwan ee ka howlgala Wasaaraddaha iyo laamaha kala duwan ee Dowlada ee gobolka Salel.Kuwaasi Masuuliyiinta Warbixino kala duwan halkaasi ku siiyey.