Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland ayaa maanta si ballaadhan loogu soo dhaweeyay gobolka Saaxil Magaalla Madaxdisa berbara. Waxa Soo dhawaynta ka qayb galay cuqaasha, xildhi....

Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland ayaa maanta si ballaadhan loogu soo dhaweeyay gobolka Saaxil Magaalla Madaxdisa berbara. Waxa Soo dhawaynta ka qayb galay cuqaasha, xildhibaanada, iyo Isku-duwaha Ciyaaraha gobolka Saaxil, Shafici Jaamac Aadan.