Wasiirka Wasaaradda DHalinyaradda iyo Ciyaaraha Somaliland sii sagootiyey Goolwadihii Xulka Gobolka Sool

Wasiirka Wasaaradda DHalinyaradda iyo Ciyaaraha Somaliland. Mudane Boos Mire Maxamed oo ay ku wehelinayaan Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland Football Federation SLFF,Isuduwaha WDH & Ciyaaraha Ee Gobolka Sool Iyo Isuduwaha WDH & Ciyaaraha Ee Gobolka Daad-Madheedh ayaa maanta sii sagootiyey Goolwadihii Xulka Gobolka Sool Yuusuf Lambaasa oo Xaalad Caafimaad loogu Qaaday Wadanka aynu jaarka nahay Ee Ethiopia.