Wasiirka WDH & Ciyaaraha JSL ayaa maanta isku Shaandhayn Iyo magacaabis ku sameeyay

Wasiirka WDH & Ciyaaraha JSL Boos Mire Maxamed ayaa maanta isku Shaandhayn Iyo magacaabis ku sameeyay Agaasime Waaxeedada WDH&Ciyaaraha.