Wasiirka WDH&Ciyaaraha JSL Boos Mire Maxamed ayaa ahab sports......

------------------------------------------------------------------------

Wasiirka Wasaaradda Dhalinyaradda Iyo Ciyaaraha JSL Boos Mire Maxamed ayaa agab sports oo uu ugu dhiibay maamulka Degmada Maydh ayaa si rasmi ah loogu wareejiyey dhamaan kooxaha ka ciyaara Degmada Maydh.

Sidoo kale Tartan ka socday degmada Maydh ayaa lasoo geba-gabeeyay Wajigii koowaad ee tartankaasi,iyada oo loo gudbi doono wajiga labaad Ee tartankaasi uuyeelan doono.