Wasiirka WDH&Ciyaaraha JSL Boos Mire Maxamed ayaa ka Qeyb-galay Xafladda Xil wareejinta Wasiirkii hore Ee Wasaaradda Shaqo-Gelinta Arimaha Bulshada Iyo Qoyka JSL oo maanta Xilkii Wareejisay.

Wasiirka Wasaaradda Dhalinyaradda Iyo Ciyaaraha JSL Boos Mire Maxamed ayaa maanta ka Qeyb-galay Xafladda Xil-Wareejinta Wasiirkii hore Ee Wasaaradda Shaqo-Gelinta Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska JSL Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani oo maanta si rasmi ah ugu wareejisay xilkaasi Wasiirka Dhawaan loosoo magacaabay Wasaaradaasi Mustafe Godane Cali Bille.