
Wasirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha JSL Md,Ahmed Yassin Maxamed Faarax Ayaa Galabta Garoonka Haaji Cabdle stadium ee Magaalada berbera Ku soo Xidhay Horyaalka Heerka 1aad Iyo Heerka 2aad.
Wasirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha JSL Md,Ahmed Yassin Maxamed Faarax Ayaa Galabta Garoonka Haaji Cabdle stadium ee Magaalada berbera Ku soo Xidhay Horyaalka Heerka 1aad Iyo Heerka 2aad.Wasiirka Waxa Ku Wehelinayay Madasha Maayerka Magaaladda Berbera Md,Cabdi shakuur Cidin Agaasimaha Waaxda Ciyaaraha Md,Jamaal Cabdi ahmed (Jante) Agaasimaha Waaaxda Garoomada Md,Maxamuud xasan Qodax Isuduwa Gobolka ee WDH&C .
Horyaalka Heerka 1aad Waxaa Ku guulaystay Naadiga : Dp-World Fc
Horyaalka Heerka 2aad Waxaa Ku guulaystay Naadiga : Ilaaladda Xeebaha Fc