Waxaa Lasoo Geba-gabeeyay Tartanka Orodka 5Km Ee Gobolka Saaxil.

Waxaa Lasoo Geba-gabeeyay Tartanka Orodka 5Km Ee Gobolka Saaxil.
tartankan ayaa ahaa mid mudooyinkii udambeeyay ay kasoo shaqaynaayeen Wasaaradda Dhalinyaradda Iyo Ciyaaraha JSL & Xidhiidhka Ciyaaraha fudud.