Waxaa si Rasmi Ah loo furayTartanka kooxaha Da'yarta Gobolka Sool

Waxaa si rasmi ah loo furay tartanka kooxaha da'yarta Gobolka Sool iyada oo tartankaasi ka qeyb geli doonaan 22-Kooxood.