Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha JSL Md, Cabdirashiid Caydiid Yaasiin ayaa soo xidhay isla markaana abaalmarino guddoonsiiyey Xafladda Xidhitaanka Horyaalka Heerka 1aad Ee Ten

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha JSL Md, Cabdirashiid Caydiid Yaasiin ayaa soo xidhay isla markaana abaalmarino guddoonsiiyey Xafladda Xidhitaanka Horyaalka Heerka 1aad Ee Tennis-ka Somaliland.
Waxa sidoo kale ku wehelinayey Guddoomiaha Tennis-ka Somaliland Muuse Xaashi iyo Mas’uuliyiin kale oo tiro badan.