Kooxda Kubadda Cagta Ee Dhagoolayaasha ayaa maanta Safar ugu Baxay Wadanka Kenya oo ay kaga Qeyb Geli Doonaan Tartan ay isku arki doonaan 22-Wadan.