Masuuliyiinta ugu saraysa Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha JSL ayaa shahaado Sharaf gudoonsiiyey Television Qaranka Somaliland iyo True Cable Sports iyagoo ku mutaystay Abaal-marintan

Masuuliyiinta ugu saraysa Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha JSL ayaa shahaado Sharaf gudoonsiiyey Television Qaranka Somaliland iyo True Cable Sports iyagoo ku mutaystay Abaal-marintan sida Kartida,Daacadnimada iyo hawl-karnimada leh ee ay ee Qarankooda ugu shaqeeyaan.