Tababar Loosoo Xidhay Shaqaalaha Waaxda ICT-da Ee WDH&Ciyaaraha.

Tababar Laba Cisho Socday Oo Loosoo Xidhay Shaqaalaha Waaxda ICT-ga Iyo Xidhiidhka Gobolada.
----------------------------------------------------------------------------

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha JSL Md. Abdirashiid Caydiid Yaasiin ayaa maanta soo xidhay Tababar ay qaadanayeen Waaxda ICT Ee Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha JSL Kaas oo ku saabsanaa Kor u Qaadida ama khibradda Communication Ee Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha JSL 
Waxaana ka soo qayb galay shaqaalaha Waaxaha  ICT-ga iyo Xidhiidhka Goboladda Ee Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha.

Tababarkan Ayaa Ka Anfici Doona Dhinaca Media Ee Wasaaradda Dhalinyaradda Iyo Ciyaaraha JSL.