Tartanka Kubadda Cagta Ee Gobolka Daadmadheedh oo Maalmahii Udambeeyay Ka Socday Gobolkaasi Ayaa soo dhamaaday, waxaana qaaday kooxda waxool.

Tartanka Kubadda Cagta Ee Gobolka Daadmadheedh oo Maalmahii Udambeeyay Ka Socday Gobolkaasi Ayaa soo dhamaaday, waxaana qaaday kooxda waxool.
tartankan oo ay ka qayb qaateen 4kooxood oo heerka 1aad ah, ayaa shalay lagu soo geba gabeeyay magaalada oodwayne,waxaana kasoo qayb galay masuuliyiinta gobolka daadmadheedh ee uu ugu horeeyo badhasaabka gobolka daadmadheedh iyo isuduwaha wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha jsl.