
Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha JSL Md Yuusuf Nuux Yuusuf (Tadhase) ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Maayirka Degmada Salaxley Md, Maxamed Cabdi Haariye oo ay wehelina...
Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha JSL Md Yuusuf Nuux Yuusuf (Tadhase) ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Maayirka Degmada Salaxley Md, Maxamed Cabdi Haariye oo ay wehelinayaan Maamulka Ciyaraha Ee Degmada Salaxley.Maayirka Degmadda ayaa war-bixin ka siiyey Wasiir Ku xigeenka halka uu maraayo Dhismaha Garoonka Degmada Salaxley.
Ugu dambayntii waxa uu u mahadceliyey Wasiir ku xigeenku Maayirka Degmada Salaxley war-bixinta uu ka siiyey halka uu marayo Dhismaha Garoonka Kubda Cagta Ee Degmada Salaxley.