Wasiirka Wasaaradda DHalinyaradda iyo Ciyaaraha Somaliland.Eng Cabdirashiid Cabdilaahi Qambi oo soo kormeeray Xarunta dhexe ee Xidhiidhka kubadda Cagta Somaliland.