Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha JSL Md, Axmed Maxamed Faarax ayaa galabta soo xidhay Tartanka Bahda Walaal kaalay ila ciyaar ee Garoonka Kubada Cagta Ee Cali Gadhle.