
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha JSL Md, Axmed-yasin Maxamed Faarax iyo Agaasimaha Guud Md, Cabdirashiid Caydiid Yaasiin,
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha JSL Md, Axmed-yaasiin Maxamed Faarax(Coofle) iyo Agaasimaha Guud Md, Cabdirashiid Caydiid Yaasiin, ayaa Xafiiska Wasiirka ku Qaabilay Guddoomiyaha Dalladda Dhallinyarada Heer Qaran ee SONYO Md, Badri Xasan Muxumed iyo Agaasimaha fulinta ee Dalladda Dhallinyarada Heer Qaran ee Sonyo Md, Axmed Maxamuud Cabdi, Ujeeddada Kulan oo ahayd Is-barasho iyo warbixin uu Wasiirku ka dhageystay Guddoomiyaha Dalladda Dhallinyarada Heer Qaran ee Sonyo.______________________________________________
Xafiiska Xidhiidhka Dadweynaha iyo Warbaahinta
