
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha JSL oo ay Wahelinayaan Wasiir Xigeenka WDH&C iyo Agaasimaha Guud ee WDH&C ayaa Dhagax-dhigay Garoonka Xawaadle
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha JSL oo ay Wahelinayaan Wasiir Xigeenka WDH&C iyo Agaasimaha Guud ee WDH&C ayaa Dhagax-dhigay Garoonka Xawaadle oo la dhigi-doono rooga cagaaran isla markaana la casriyeyn doono.Haddaba, Dib u dhiska iyo Casriyeynta Garoonka Xawaadle ayaa ku jiray Qorshayaashii Xukuumadda Wadajir iyo Waxqabad ee 100 Cisho ee ka dhalatay Xisbiga Muxaafidka ah ee Wadani.
