Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha JSL Md, Axmed-yaasiin Maxamed Faarax ayaa Hadda magacaabay Guddida qaban qaabada doorashooyinka xidhiidhada kubada cagta, kubada kolayga iyo ciyaaraha..

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha JSL Md, Axmed-yaasiin Maxamed Faarax ayaa Hadda magacaabay Guddida qaban qaabada doorashooyinka xidhiidhada kubada cagta, kubada kolayga iyo ciyaaraha fudud.