
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland Mudane Axmed-yaasiin Maxamed Faarax ayaa Maanta Magaalada Hargeisa ka Daah-furay Shirka Samaynta Iyo Diyaarinta Strategic Plan-ka Shanta....
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland Mudane Axmed-yaasiin Maxamed Faarax ayaa Maanta Magaalada Hargeisa ka Daah-furay Shirka Samaynta Iyo Diyaarinta Strategic Plan-ka Shanta Sanno, Tayeynta Iyo Awood Dhiska Shaqaalaha (Capacity Building) ee Wasaaradda Dhallinyara Iyo Ciyaaraha JSL.Shirka Waxa Wasiirka Ku Wehelinayey Agaasimaha Guud Mudane Cabdillaahi Maxamed Maxamuud (Jiidhe) Agaasime Waaxeeddo iyo Hay'adaha Daneeya Arrimaha Dhallinyarada iyo Horumarinta Ciyaaraha.
