Wasiirka WDH&Ciyaaraha JSL Cabdi-rashiid Xaaji Cabdillaahi Qambi ayaa Shir la yeeshay..

Wasiirka Wasaaradda DHalinyaradda iyo Ciyaaraha Somaliland. Cabdi-Rashiid Xaaji Cabdillaahi Qambi ayaa Maanta Shir La Yeeshay Agaasime-Waaxeedyada WDH&Ciyaaraha Iyo Xidhiidhada Kala Duwan Ee Somaliland.
--------------------------------------------------------------------------

Shirkan ayaa ahaa mid lagu dardar Gelinaayo Hawlaha Shaqo Ee Wasaaradda Dhalinyaradda Iyo Ciyaaraha JSL Iyo Xidhiidhada Kala Duwan Ee Somaliland.waxaana sidoo kale laysla af-gartay in laysu garab istaago shaqo kasta oo qarankan aynu uhayno.