Diwaan gelinta Tartanka Caalamiga ah ee Hargeisa International Half Marathon 2024 ee 21-KM Ragga iyo 5KM oo Dumarka ah, Fadlan iska soo diwaan geli link-yadan hoose adoo gurigaaga iyo goobtaada shaqo

Waxaad isku soo diwaan gelin kartaa platform Online an adigoo Link-yadan dooranaya hoos ku xusan:

1.Link-ga Ragga 21KM/ Mens: https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLScz3FOHZYhf9Fs86Le-ss-IfrWH7moHeXttkuDd0Tc48A7-Sg/viewform?vc=0&c=0&w=1&flr=0

2.Link-ga Dumarka 5KM/ Womens: https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLScBVLTralPZi187rZvotLIrSbl_1smTNwiEA6N_SgH28N8bfg/viewform?vc=0&c=0&w=1&flr=0 

Wixii Faah-faahin ah kala soo xidhiidh Number-dana :- +252634791285 || +252659492768 || +252634289290