Tartanka Xidhiidhka Baaskiiladaha 9-ka Degmo ee Caasimadda Hargeysa-Somaliland ee 21KM

Waxa Maalinta Berri ah inoo qabsoomi doona Tartanka Xidhiidhka Baaskiiladaha 9-ka Degmo ee Caasimadda Hargeysa-Somaliland ee 21KM, kana soo bilaabmi doono Deegaanka Aw-barkhadle kuna dhammaan doona Xarunta Degmada Axmed Macallin Haaruun.